Ciidanka Booliska oo fagaare ku gubay Khamri badan oo lagu soo qabtay howlgal (Sawirro)

Ciidamada Booliska iyo kuwa millatariga Magaalada Caabudwaaq oo iskaashanaya ayaa waxay soo qabteen Qamri iyo Dadkii ka ganacsanayay, ka dib howlgallo ay Saacadahii la soo dhaafay ka sameeyeen degmadaas. Taliyaha Booliiska saldhiga degmada Caabudwaaq G/lle Qalbi Axmed Cali oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidanku ay gacanta ku dhigeen 7 ka mid ah … Continue reading Ciidanka Booliska oo fagaare ku gubay Khamri badan oo lagu soo qabtay howlgal (Sawirro)